Get Adobe Flash player

War

Gorfaynta Buugga 'Geeddigii Cabdiqays'

Dhowaan waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay diiwaanka la magacbaxay ‘Geeddigii Cabdiqays’ oo uu qoray Cali Maxamed Yuusuf “Caligurey”. Qormadani waa gorfayn guudmar ah oo ku saabsan

Read more...

Guryo noqoshadaydii – W/Q. Fartuun Sakhaawe

Waxa jira dareen igu riixaya in aan sheekeeyo, se waxaan garan la’ahay sida ugu fudud ee aan ku soo koobi karo dhacdooyinkii i soo maray safarkaygii xagaaga ee sannadkan.

Read more...

Bracing for Impact – By. Hamse Ismail

Contact Details:

Name: Hamse Ismail

Address: Hero-awr Street, Goljanno

Read more...

Muraayadda Waayaha – W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar (Q. 2)

“Qormooyin toddobaadle ah oo lafaguraya duruufaha nololeed iyo xaaladaha taagan”

Sicir barar ayaa hadheeyay guud ahaan dalka. Waxa qiime beelay

Read more...

Kulmiyaha Maanta – W/Q. Cabdibaasid Cismaan

Xisbiga Kulmiye oo muddo ku siman siddeed sanno ahaa xisbi mucaarad kii ugu xoogganaa, uguna siyaasadda durugsanaa tan iyo intii Somaliland u gudubtay hannaanka xisbiyada badan,

Read more...

Muraayadda Waayaha – W/Q. Maxammad Saleebaan Cumar

“Qormooyin toddobaadle ah oo lafaguraya duruufaha nololeed iyo xaaladaha taagan”

Waa xilli adag. Waa abaar dadqalato ah iyo sebaan la adhax jabay.

Read more...

Weedhsan Magazine: Download Free

.